U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xoonsan1

Fal Magu (1)
Naxwe-amay, -antay; -ami
Xaraf XSubg XO7 xar
1

Wax meel ku uruursan ama tuursan noqosho.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Goobjoogayaal ayaa waxay u sheegeen Garowe Online, in dhimashada timid kadib markii Booliiska Kenya ka war heleen dad gudbinayey Kontraban lagu wado dameero taas oo ay rasaas ku fureen dad meel ku xoonsan.

”
“

Mashiinnada khammaarka ee huteelka buuxa sida shinnida ayay ugu xoonsan yihiin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-amay, -antay; -ami

Xarafka

X · XO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xoonsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan