U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dameero

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA7 xar
La Mid AhdameerowMagac Lab
1

Cudurrada carrabka ku dhaca mid ka mid ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Nin dameeraha dhaqa oo la yidhaa Dameero-eri, ayaa sagaal dameer u soo iib geeyay magaalada.

”
“

.Dameero isku halayn bay hooyadood dabada uga nuugaan.

”
“

Sidoo kale fadweyne fara badan ayaa waxaa ku yimid qax iyo barakac xoogan kadib markii guryahooda dabkaas baabi'ayay, Dadweynaha ayaa dabkaan ku daminayay gacmahooda iyaga oo biyaha ku soo daabulanaya Dameero iyo booyado.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dameero - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan