U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xushmayn

Magac Fal
Xaraf XSubg XU8 xar
1

.dh xushmee.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Xiliga kala guurka, waa in aad looga fiirsadaa “Xubhana Guddiga Doorashooyinka Rasmiga ah”. 3. Sidoo kale waxaa xusid mudan siyaasiyiinta uu ku jiro damaca siyaasadeed, ma xushmayn doonaan nabadda, kaladanbaynta, iyo xeerarka dastuurka.

”
“

Kanu oo sharaxay sababta uu Okocha ugu hibeeyay kabtanimada ayaa yidhi; “Okocha kooxda wuxuu joogay aniga hortay, wuxuu xushmayn ku leeyahay isu ururinta kooxda iyo da’ weynida, wuuna mudan yahay inuu gacantiisa ku xidho calaamada kabtanimada.”

”
“

Sidoo kale, Jecaylku waa qadarin, sharfid, xushmayn iyo ixtiraam qoto dheer oo qof u hayo noole, shey, qof ama arin kale.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

X · XU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xushmayn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan