U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qoto

Magac Dheddig
Naxwe-kayaal, m.l/dh
Xaraf QSubg QO4 xar
1

ld qoddo. qoto-ekeeye m.dh (juqr.) Xarriiq ku yaal khariidad

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Hadba da’da qorista afkiisu le’eg tahay ayaa ummadnimadiisuna qoto le’eg tahay.

”
β€œ

Waxaa iyana u baahan in si qoto dheer looga fekiro, sidee looga hortagaa in cabashadan oo kale ka soo baxdo doorashooyinka noocan kale ah ee dhici doona.

”
β€œ

Ereyadaasi waxay ka mid ahaayeen erayadii uu abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye uu inooga bil dhaamiyay aragtidiisii qoto dheer mudana in la tixgaliyo si gaarana loo eego.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-kayaal, m.l/dh

Xarafka

Q Β· QO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qoto - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan