1
Dhul bacaad buuxiye oo lamaddegaan ah.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Dhanka kale warar laga helayo deegaano ka mid ah G/Shabeelada dhexe ayaa sheegaya ciidamo ka tirsan Al-shabaab in ay rasaas ku fureen goob ay ay ka socotay xaflad Aroos deegaanka Ceel-bacad oo ka tirsan degmada Ruun-nirgood ee gobolkaasi.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-ddo/-dyo, m.dh
Xarafka
B Β· BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
