Tusaale Dheeraad ah3
β
Waxaa loo ekeysiya inay maraakiibtaas rarka sarnaa uu ahaa badeeco caadi ah oo ganacsi loogu tala galay Tuugeysiga kheyraadkeena iyo qashinka sumeysan cid ilaa hadda cambareesay ma jirto β Qaramada Midoobay iyo cid kaleba toona.
ββ
Xilliga Duqeynta loo geysanayay Marsada waxaa ku xirnaa Dhowr Doomood oo raashin iyo badeeco kala duwan siday, taasoo ay ku socotay howlo dajin ah.
ββ
Venezuela iyaduna waxay indhawaale saliideeda qaar ka mid ah ku beddelanaysay badeeco ama adeeg (barter).
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-ooyin, m.l
Xarafka
B Β· BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
