1
Maqaasiin.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Tusaale ahaan boqolaal bakhaar oo ahaa kuwa ganacsiga ayaa hadda dhamaantood qufulo waaweyni ka lushaan, sidoo kale waxa iyaguna meesha ka guuray makhaayadihii cuntada, marka laga reebo laba-saddex makhaayadood ay leeyihiin dad reer Allaybadday ahi.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rro, m.dh
Xarafka
B Β· BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
