U gudub nuxurka bogga
SABAAD

holac1

Magac Lab
Naxwe-yo, m.dh
Xaraf HSubg HO5 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qaraxan oo ahaa miino wadada dhinaceeda lagu qariyay ayaa waxaa uu qabsadey salka danbe iyadoo qiiq iyo holac fara badan ay arkayeen dadweynihii ku sugnaa meel aan ka fogeyn halka lagu qarxiyay booyadaasi.

”
“

Sida ay sheegeen dad goob-joog ahaa, dabaabadaasi waxa qabsaday qiiq iyo holac, kadib markii ay cuskadeen dhawr gantaal, taas oo keentay in gebi ahaanba ay burburto dabaabadaasi.

”
“

Ololku ( ingiriis : Flames) waa holac kooban, halka dabku yahay olol aad u badan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-yo, m.dh

Xarafka

H · HO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
holac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan