Tusaale Dheeraad ah3
β
Arrintaas oo jawigii u rogtay mid kacsan oo xiisad ka dhex aloostay dadweynaha iyo ciidammada, ayaa caadi iyo degganaansho ku soo noqotay markii saraakiisha ciidammadu kaxeeyeen askariga qaska iyo iska-horimaadka horseeday.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
C Β· CA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
