1
Yaab.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Dad wada cajab oo waxaa la yiri, naago door ma lehe Shalay waxay ka dalangaynayeen, danaf cayaareede Durbaan bay layeen tumanayeen, damac la’aaneede Inaan dumar kalgacalkiis wax gelin, diirka ka caddayde.
”“
Xafladda xidhitaanka ee xalay waxaa ka qaybgalay Agaasimaha guud ee wasaaradda Arrimaha Gudaha, C/raxmaan Maxamed Cajab, hawlwadeenada mac-hadka IRI iyo xubno ka kala tirsan ururada siyaasadda ee Somaliland.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
C · CA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
