Tusaale Dheeraad ah3
β
Baahinta colaaddu kuma koobna dadka samankaas nool ee qolo walba waxay ku sii beertaa jiilasheeda dambe, iyadoo waliba la sii kobciyey, lagana dhigay nooc caqiido ah oo ubadka lagu aanqariyo, laguna barbaariyo.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-ooyin, m.l
Xarafka
C Β· CA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
