Tusaale Dheeraad ah3
β
Sida aynu soo sheegnay Siyaad Barre, waxa uu ku dhaqmayay siyaasad ah qaybi oo xukun, isaga oo marba seeftiisii saawirta ahayd qolo la dul baxayay, dhinaca kalena waxa uu isku taxalujiyay inuu soo jiito kolba beelaha aan ahayn ta uu u dan leeyahay.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-ooyin, m.l
Xarafka
Q Β· QO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
