U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jihaad1

Magac Lab
Xaraf JSubg JI6 xar
La Mid Ahjahaad1Magac Lab
1

Dagaal loo galo difaaca iyo fidinta diinta Islaamka.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Rasuulku (CSW) wuxuu yidhi:" in Ilaahey iyo Rasuulkiisa (CSW) la rumeeyo," ka bacdi waxaa la waydiiyay " maxaa ku xiga?" wuxuu yidhi:" Rsuulku (SCW) Jihaad Ilaahay dartii loo galay", kabacdi waxaa la waydiiyay:" maxaa ku xiga?"

”
“

"Culummadu waxay fatwadii ay soo saareen ku sheegeen in dagaalka looga horjeedo Dowladda Sheekh Shariif uu fidno yahay, balse inagu dagaalka aan kula jirno waxaan u aragnaa mid Jihaad ah" ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir.

”
“

Aadan Ceyroow waxuu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan dhalinyarada inay hubkooda qaataan isla markaana ay ka qeyb galaan dagaal uu ugu yeeray Jihaad oo dalka loogu xoreynayo ciidamada uu ku tilmaamay inay kusoo duuleen Somalia.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

J · JI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jihaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan