Tusaale Dheeraad ah3
β
Kooxaha mucaaridka ahi waxay ku doodayaan in dowladda kumeel-gaarka ahi ay Itoobiya dallad siyaasadeed oo sharci ah u siisay inay ka gungaarto hadafkeedii qarni jirsaday ee ahaa inay qabsato oo ay xukunto Soomaalia.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do, m.l
Xarafka
D Β· DA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
