U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qabsato

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf QSubg QA7 xar
1

Xubinta geedsaarku leeyihiin oo ay geedaha kale ku qabsadaan.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dagaal todobaad ka hor ku dhexmaray Dhagaxbuur ciidamo Somali ah oo taabacsan Dowlada Ethiopia iyo ONLF ayaa waxaa ku dhintay dhowr qof, iyadoo Jabahaddu ay ku guuldareysatay inay qabsato degmada.

”
β€œ

Afhayeen u hadlay dowladduna waxaa uu sheegay in dowladdu ay qorsheynayso dagaal ay dib ugu qabsato dhulka laga qabsaday.

”
β€œ

Arintii dib u heshiisiinta waxa ay geed ku laalantay markii Dowlada Soomaliyeed ku soo dhaweystay Itoobiya in ay wada qabsato Soomaliya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

Q Β· QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qabsato - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan