Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Wax kasta meesha u sarraysa; fiin.
Maaddo adke ah oo ka samaysan ciid, kaalsiyam, soodaiyo, botaasiyam oo jabi og oo mootiye ileys ah.
Weel quraarad ka samaysan oo biyaha, caanaha iwm lagu shubto.
Gob waa geed ween oo miro yar yar dhalo oo jaale ah.
Kahortagga ugu wanaagsanina waa tallaalka haweenka qaan-gaadhka ah iyo sugidda nadaafada meesha lagu dhalo.
Ninkan oo lagu magacabo Maxamed Axmed Maxamed oo 30 sano jira ayey ciidamada ku qabteen 61 dhalo oo khamri ah isagoo soo gelinayey magaalada Qardho, waxaana uu sheegay Sh.
Baro naxwaha Magac Dheddig →
m.dh
Magac Dheddig (m.dh)
-ooyin, m.l
DH · DHA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag