U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khamri

Magac Lab
Xaraf KHSubg KHA6 xar
La Mid AhkhamroMagac Dheddig
1

Wax kasta oo la cabbo oo aalkol ku jirto oo lagu sakhraamo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sababta uga caadisan ee xabsi lagu galo Norwey waa iyada oo la sarkhaasanyahey oo gaadhi la kaxeeyo, taa macnaheedu waxa weeye in gaadhi la kaxeeyo iyada oo khamri la soo cabey.

”
“

Dhinaca kale booliska Boorama ayaa qabtay khamri tiro badan, mar ay hawl gal ka ay kula dagaalamayaan mukhaadaraadka ka fuliyeen magaaladaasi.

”
“

Waxa uu sheegay in muddooyinkan dambe ay xeelado cusub oo midan oo kale ah ay isticmaalayeen dadka ka ganacsada Khamriga, balse, waxa uu balan qaaday in qaab kasta oo la isticmaalo uusan Khamri magaalada u soo gudbayn.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

KH · KHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khamri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan