U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jabi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf JSubg JA4 xar
La Mid AhjebiFal Gudbe (2)
1

Wax is haystay xoog u kala qaybin.

2

Wax taagnaa dumin.

3

Xoolo iwm oo tiradoodu badantahay yarayn.

4

Xoolo iwm kala qaybin.

5

Sharci ku xad gudbid.

6

Col iwm baabi'in.

7

Ka j.: soon, salaad iwm cid ka burin.

8

Ka j.: shax, jar iwm cid dhawr jeer badisay ka badin.

9

Sicir yarayn (ganacsi).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qofka oo ogaan isaga matajiya, haddiise uu si aan ukas ahayn u matago ka jabi maayo.

”
“

Curiyahan oo ka mid ah guruubka 13aad waa bir daciif ah taas oo bir jilicsan, miisaan fudud, midabka naxaasta oo madoow xiga leh isla markaana ah adke kala jabi kara marka heerkulku hooseeyo.

”
“

Xukuumada Somalia ayaa sheegtay inay iska difaacayso weerar walba oo lagu soo qaado, iyadoo C/raxiim Ciise Cadow oo ahaa afhayeenkii Maxkamadaha uu sheegay in dagaalkan uu yahay midkii ay ku jabi lahayd Al-shabaab.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

J · JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jabi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan