Tusaalooyin
“
Macawistu waxay u dhigantaa shaalka
”Tusaale Dheeraad ah3
“
Maqaarku wuxuu jidhka daka uga dhigan yahay gaashaan ka celiya inay gudihiisa u gudbaan geermiska iyo fayrasyadu, laakiin haddii ay maqaarka ku dhacaan nabarro ama dildilaac waxa suurto gal ah inuu fayrasku ka gudbo.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (1) (f.mg1)
Isrogrog
-gmay, -gantay; -gmi
Xarafka
DH · DHI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
