Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Amankaag; ashqaraar; yaab.
Waxaan la yaabay, oo fajac iyo argagax igu noqday, dhallinyarada aan tababaro markii aan barto oo wareysto, waxaa badankooda ka dhaxeeyo lix sifo.
Arrintana waxa fajac bidaarta ka xoqay habro doora iyo ciyaal fara-ka-ciyaarayay.
Arrin fajac I gelisay maaha ee waa mid waxtar ah.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
F · FA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag