U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ciyaal

Magac Lab
Xaraf CSubg CI6 xar
1

.u Carruur yaryar.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ciyaal kale oo aanan garanayn cid ay yihiin ayaa sheegay in ay in yar ka dhega-diideen cawaandiyaynta wasiirka, iyagoo yidhi; “Cawaandiyaynta waanu doonaynay, laakiinka laxanka qabyaaladda ee uu ku ladhay ayaa heesta kharibtay.”

”
“

Lacagtan oo la sheegay in habartii Soomaaliya la odhan jiray iyada oo cusbur ku soo iibsanaysa xaqu helay, iyada oo tarantay oo midhki doolarba ciyaal kale dhalay.

”
“

Waxaa laga yaaba inuu noqday ciyaal darbi ama ciyaal-suuq oo derbi jiif ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ciyaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan