U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waxtar

Magac Lab
Xaraf WSubg WA6 xar
1

Qiimaha isticmaal ee wax leeyihiin.

2

Nafaqada raashin laga helo.

3

W. ah: nafley waxqabad leh. 4.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waliba waxay ii tilmaantaa, iina haasaawisaa gabadhiba, gabadha ay ka wanaagsan tahay, kana waxtar badan tahay.

”
“

Haddaba 12 sanno waxaan ka haynaa waxtar wayn oo ka qiimo badan dhibaatadoodii.

”
“

Khilaafyada iyo kaladuwanaanta doodda silsiladdani sidooda ayay u yihiin waxtar lagu kasayo garashadii xilligaas iyo waayihii jiray.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waxtar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan