1
.dh gudbi.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Cabdullaahi Xasan oo u mahad celiyay guddiga iyo ergooyinka una balan qaaday in Jaamacada Carabta u gudbin doono horumarka shirka laga gaaray.
βEreyada La Xidhiidha
gudbis . gudbin-firfircoon m.l Socodka walxahu ay kaga gudbiyaan xuubabka unugyo noolinta badan wuxuu ka soo horjeedaa ribnaanta tiro: waa dariiqad u baahan tamar dheefsasho. gudbin-gudbiye-milme m.l (kiim.) Isbedelka kiimikaad ee ka dhasha saldanab danabeed oo la dhexmariyey hoorar gudbiye ah (gudbiye-milmeyaal)
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Fal (m.f)
Isrogrog
3
Cilmiga
Baayoloji (baay.)
Xarafka
G Β· GU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
