Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Qaybaha ciidamadu u qaybsanyihiin mid ka mid ah oo gaasna ka yar, ururna ka badan.
Dad badan oo wadajira.
Guruubka 18aad waa guuto curiyeyaal neef ah kuwaas oo leh astaamo kimiko isku mid ah.
Neefta Gobta ama (Noble Gas) waa guuto curiyeyaal neef ah kuwaas oo leh astaamo kimiko isku mid ah.
Ciidanka AMISOM oo la kordhiyay Dowlada Burundi oo ka mid ah dalalka ay ciidamada ka joogaan Somalia ayaa guuto cusub u diray Somalia si ay u xoojiyaan ciidamadooda ku sugan Muqdisho, iyadoo taasoo tirada AMISOM ka dhigaysa 5,000-askari.
Baro naxwaha Magac Dheddig β
m.dh
Magac Dheddig (m.dh)
-ooyin, m.l
G Β· GU
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag