Tusaale Dheeraad ah3
“
Isagoo u jawaabaya Ra’isal wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Gas waxa haddaladdii wasiir-ku-sheega arimaha debadda “Somaliland” Maxamed Cabdillaahi Cumar ka mid ahaa: “Wixii la odhan jirey Soomaaliya beri hore ayey ka tashadeen Shacabka Somaliland.
”Ereyada La Xidhiidha
gasaas. gas xidid m.l Kor ka bax hal unugley ah oo dhuumaysan oo ka soo baxa dubka sare ee unugga xididka. Waxa uu leeyahay derbi dhuuban oo had iyo jeer deris la ah carrada. Tiro badan oo gas xidid ah ayaa ka baxa dub duleedkamarka uu xididku sii dheeraadana waxa baaba'a gas xididka gaboobey waxaana soo baxa midcusub
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)
Isrogrog
-dyo, m.dh
Xarafka
G · GA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
