Tusaale Dheeraad ah3
β
Marwo Edna Aadan Ismaaciil oo ah, Wasiirada Arrimaha Qoyska iyo Horumarinta Bulshada ee Somaliland, ayaa iyana ugu horeyn waxay u soo jeedisay mahad-celin diblomaasiga Maraykanka ah ee ka soo qayb-galay kulankaas Mr.
ββ
Marwo Hodon Saciid ayaa casuumaad heer saro u fidisay Ururada Haweenka Soomaaliyeed, Iyadoona haweenka ku boorisay iney Siyaasadda Soomaaliya qeyb muhiim ah ka qaataan.
ββ
Marwo Aasiyo waxay ahayd garaadley, naxariisley, kumeyna raacin islaweynadii uu qabey ninkeeda, umana rumeyn ilaahnimadii uu sheeganayey iyo iney dhaleen ilaahyo.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
2
Xarafka
M Β· MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
