U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sumcad

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SU6 xar
1

Magac iyo sharaf laga kasbado bulshada dhexdeeda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sayidnaa waxa uu dhalay afar caruur ah waxanu ku taamaya in uu bulshada reer buhri uu ka dhigo dad aduunka sumcad ku leh.

”
“

Batistuta wuxuu Japan ku leeyahay sumcad weyn taageerayaasha Japan waxay ku xusuustaan laba gool oo uu ka dhaliyay 1-0 guushii Argentina ee koobkii Kirin Cup horaantii 1990, iyo kulankii koobka adduunka ee 1998.

”
“

Waxaa khudbaddan Cawl ku cad in uu sumcad kaga doonayo madaxweyne Rayaale, mana filayno in uu raali kaga noqdo madaxweynuhu arrimahan uu caadaystay maayorku.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S · SU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sumcad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan