U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saro1

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SA4 xar
1

Sumoobidda wax sumoobaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cabdiweli Maxamed Cali ayaa si heer saro ah loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda.

”
“

Marwo Hodon Saciid ayaa casuumaad heer saro u fidisay Ururada Haweenka Soomaaliyeed, Iyadoona haweenka ku boorisay iney Siyaasadda Soomaaliya qeyb muhiim ah ka qaataan.

”
“

Max'ed dhere oo Muqdisho kusoo laabtay dhamaadkii sanadkii hore ayaa sheegay in kooxaha dowlada kasoo horjeeda laga saro dalka, waayo waxay sheegeen inay yihiin argagaxiso xiriir la leh kuwa dadka ku dhibaya calaamka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD