Tusaale Dheeraad ah3
β
Wasiirka oo nuqul kamid ah Warsaxadedkiisa soo garsiiyey Warsidaha Garowe Online ayaa ku sheegey mowqifka xukuumada DFKMG ah ka taagan tahay sharciga Cadde Muse iyo golihiisa Wasaarada soo hordhigeen Barlamanka Puntland maalmihii la soo dhaafey.
ββ
Sidoo kale, ergada shirweynuhu waxay coddad aqlabiyad ah ku meel-marisay laba nuqul (Document) oo kala ah barnaamijka Siyaasadeed, iyo dastuurka ururka.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-llo, m.dh
Xarafka
N Β· NU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
