Tusaale Dheeraad ah3
β
Maamulkii gacanta ku hayay Qansax-dheere ayaa isaga baxay halkaas, iyadoo aan la garanayn goob ay abbaareen, mana jiraan wax hadal ah oo ku saabsan qabsashada degmadaas oo kasoo baxay maamulka Gobolka Bay.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
qansax, m.dh
Xarafka
Q Β· QA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
