U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xabag

Magac Dheddig
Naxwe-bko, m.l
Xaraf XSubg XA5 xar
1

Dhacaan geedaha qaarkood ka yimaada ama laga liso oo kolkii uu neecaawda dareemo isqabsada oo adkaada.

2

Hunguriga cad meesha curtu ku taal; cune; dig.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Degaanka buuraleyda Guban waxaa laga helaa Dhuxul- dhagaxda oo aan weli si wacan looga faa-iidaysan iyo xabag god oo sanadahan dambe aad loola soo baxo ganacsi weyna leh.

”
β€œ

Hargeysa iyo degaammada ku dhow ama ku xeersan waxa looga ciyaaraa: β€œKun-bulloow, Kun-bullaale caddoow, Xabag geed ka baxdaay, Bile Bile, Bile Jire, Koodaar, Ta u dheer, ee u dhexe, ku jaboo, ku jiqsii.”

”
β€œ

Jaleefaan: waa geed cadaadda u eh oo xabag wanaagsan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-bko, m.l

Xarafka

X Β· XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xabag - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan