1
Meel uusan qof ka helin dhaqankiisa dadkiisa, luqaddiisa iwm; dal shisheeye.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Iid Cali Salaan oo ka mid ah aqoonyahanada qurbo jooga ah ee Somaliland, kaas oo tafaasiil dher ka bixiyey isaga oo tilmaamay in macalinku wax dhigista dhiniciisa uga faa’ido wayn u ledahay balse aanay ahayn wax-dhigista ardayga waxloo dhigaya tahaya.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
Q · QU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
