U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tafaasiil

Magac Dheddig
Xaraf TSubg TA9 xar
1

.u Faahfaahin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Laakiin weli lama dhameystirin heshiis tafaasiil ka bixinaya sida awoodda dalka loo qeybsan doono.

”
“

Wax tafaasiil ah oo rasmi ah lagama bixin, Safarka Madaxweyne Cigaal oo lagu wado maanta gelinka hore inuu dalka kaga ambabaxo, iyo ujeeddooyinkiisa.

”
“

Kuwaasi oo tafaasiil ka bixin doona xeerarka ay gacanta ku hayeen iyo kulamo ay la yeesheen Masuuliyiinta Wasaarada Maaliyada.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tafaasiil - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan