1
Shacbiweynaha aan askarta ahayn.
2
Shacbiweynaha inta aan dawlad-da u shaqayn.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Afhayeenku wuxuu shirkiisa jaraa'id ku sheegay in ciidamada AMISOM ay mas'uul ka ahaayeen qaraxyadii ka dhacay Masaajid ku yaala Bakaaraha, kaasoo lagu dilay 45-qof oo isugu jiray rayid iyo ciidamada Al-shabaab, ayna ku dhaawacmeen 100-qof oo kale.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
R Β· RA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
