Skip to main content
SABAAD

soomaalinnimo

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SO13 xar
1

Soomaali ahansho.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Sheekh Aadan Siiro isaga oo af-diineed ku hadlaya, sheekhnimona u manno sheeganaya waxa uu baal ka dhaafay mabaadi'daas iyo qawaaniintaas guud-marka ah ee Dadnimo, Muslinnimo iyo Soomaalinnimo.

”
β€œ

Eeddo-Faadumo iyo hooyadey"Maano", waxaa ka dhexeeyay derisnimo ka-sokow: is-tixgelin iyo is-walaashi ku dhisnaa Soomaalinnimo iyo Muslinnimo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S Β· SO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
soomaalinnimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag