1
Habeen.
2
Nasiib wanaagsan.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Cawo Raabi (Najiib hooyadii), inta badan waxay hoos iyo korba u guntanayd sidii uu arooska iyo aqalgalka inankeedu u noqon lahaa mid qurux badan oo qanciya Luul iyo qoyskooda, qaraabada kale, asxaabta iyo dhammaan inta ka soo qaybgeli doonta.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-ooyin, m.l
Xarafka
C Β· CA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
