U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baal1

Magac Lab
Naxwe-lal, m.l/dh
Xaraf BSubg BA4 xar
1

Garbaha haadda ama daayuuradaha ay ku duulaan midkood.

2

Dhogorta shimbiraha.

3

Xaanshi jilicsan, cabir gaar ah oo wax lagu qoro leh. 4.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Balse, hadii ay dhibaato kale ugu sii daraan wadaadadu waxaa hubaal ah in ay shacabka ka dhaxli doonaan baal mugdi ah oo ay taariikhdu xusi doono.

”
“

Waa maxay awooda ka dambaysa wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi ee u saamaxaysa inuu khasnada dawlada baal-marsado lacagta labada boqol ee kun ee doolar aan ka yarayn ee isaga iyo Naasha ay bil walba ka gurtaan rakaabka ka dhoofa madaarada dalka.

”
“

Waana ta Maanta Keentay in ay Baal Dahaba lagu Qoro Magacyadooda, Bulshaduna u og tahay Wax qabadkooda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-lal, m.l/dh

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan