U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dharaar

Magac Dheddig
Naxwe-ro, m.l
Xaraf DHSubg DHA7 xar
1

Maliin.

2

Qado.

3

Meel aqalka ka mid ah, si gaar ah loo goglay, oo ilmaha dhashay la seexiyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidoo kale, haddii aad heshid dhambaalakayga maalin dharaar ah, waxaan kugu adkeenayaa inaadan galabeysan ilaa aad xaggeyga u soo safartid.

”
“

Falkan ayaa qeyb ka ah amaan darada ka jirta magaalada Kismaayo, iyadoo falalka ka dhaca ee noocaan oo kale looga bartay xiliyada habeenkii balse iminka ay muujineyso in dharaar cad wixii la doono laga sameeyo magaalada Kismaayo.

”
“

Waa maalin ka mid ah maalmaha dhammaan reer Somaliland ku faani doonaan, waa dharaar ay dadweynahu muujiyeen bislaan siyaasadeed oon lagu arag dunida seddexaad,waa taariikh hore leh oo ka marag kacaysa qaangaadhka dimuquraadiyadda Somaliland.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ro, m.l

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dharaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan