1
(taar.) Wixii la soo maray oo jiilba uu jiil ka soo gaaray; dhacdooyin taariikheed oo isdabayaal keydintood ama sahamo.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Dhinaca kale, warar laga soo xigtay xubno ka tirsan Jamciyadda Sooyaal, ayaa iyana cadeeyay in Xukuumaddu joojisay in Fagaaraha Khayriyadda lagu sameeyo Xusaskaa, isla markaana ay jartay dhaqaalihii ay kaga qayb-geli jirtay Xuska Munaasibadahaa.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-llo, m.dh
Xarafka
S Β· SO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
