U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hagardaamo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf HSubg HA10 xar
1

Dhibaato cid aan ka digtoonayn lagu sameeyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Soomali dhexdeeda ka wada hadasha ayaa looga gudbi karaa hagardaamo shisheeye iyo khilaafyada gudaha.

”
“

Habar aanay geyinoo, hagardaamo ma ogiye.

”
“

Dawladaha Guun-ka ah ee reer Galbeedka ayaa Caan ku ah had iyo jeer in ay la-galaan Heshiisyo Khiyaamo iyo Hagardaamo dabada ku haya.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hagardaamo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan