1
(taar.) Wixii la soo maray oo jiilba uu jiil ka soo gaaray; dhacdooyin taariikheed oo isdabayaal keydintood ama sahamo.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Weriyayaal Haatuf ka tirsan oo cabaar ka dib booqday goobta dilku ka dhacay ayaa arkay raadkii dhacdada, sida dhiig daatay iyo baabuurkii ay saarnaayeen nimanka la laayey oo duqeeyey gidaar ka mid ah dhismaha xariunta VTC-Sooyaal.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-llo, m.dh
Xarafka
S Β· SO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
