Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Sifo lagu garto dhalanka ama abuurta wax kale leeyihiin oo waxyaale kale kaga duwanyihiin; nooc; jaad. tayo2 dk.lh.dh Tan annagu aannu leenahay.
Arinta markaa dadweynaha u furani ee badbaadada dalkuna ku jirtaa waa in Mudanayaal cusub oo tayo leh la doorto.
. Tabaalada uu afku kala kulmay magaalada: Afka magaalada lagaga hadlaa waa mid aan tayo lahayn.
“Duruufaha guud waxaanu la qabnaa booliska dalka” ayuu yidhi taliyaha qaybta booliska Burco, laakiin wuxuu difaacay tayo xumada ay ciidankiisa dadka qaar ku dhaliilaan, isaga oo yidhi “Runtii tayada ciidanku ma xuma”.
Baro naxwaha Magac Dheddig →
m.dh
Magac Dheddig (m.dh)
-tayo
T · TA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag