U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gawaari

(m.dhw)
Xaraf GSubg GA7 xar
La Mid Ahgaari1Magac Lab
1

(gawaari, m.dh) Gaadiid dhuleed matoor leh oo dadka iyo xamuulka lagu qaado.

2

Gaarigacan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Adis Ababa: Dowladda Mareykanka oo lacago iyo gawaari fara badan ugu deeqday Ciidamada Nabad ilaalinta Amisom.

”
“

Gawaari sidey gargaar oo tiradoodu tahay 140 ayaa ku xaniban xuduuda muddo ku dhow bil sidaas waxaa yiri sarkaal u hadley hay'ada cuntada aduunka WFP.

”
“

PL: Gawaari ka badbaadey qarax lala damacsanaa Waxaa maanta 13 Dec,2009 ka badbaadey qarax lala damacsanaa gawaari kuwa ciidamada ah kuwaasoo mareyey degaanka Laag oo u jira 30 KM magaalada Bosaso ee mamaulka puntland.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

(m.dhw) (m.dhw)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gawaari - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan