U gudub nuxurka bogga
SABAAD

yeero

Fal Magu (3)
Naxwe-rtay, -ratay
Xaraf YSubg YE5 xar
1

U y.: cid wacasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afhayenkan uu diiday in loogu yeero burcad baded, ayaa shegay in ay yihiin dhalinyaro muwaadiniin ah oo ilaalsanaysa xeebahooda waa sida uu hadalka dhigeye.

”
“

Sidaas awgeed ayay ku dhalatay fikradda ah in la sameeyo computer loogu yeero “Computer-ka $100 jooga,” kaasoo loo farsameeyey inuu ku badbaado isla markaana ku shaqeeyo dhul aan nadiif ahayn, oo walibana ay korontadiisu xaddidan tahay.

”
“

Waa markii ugu horeysay oo uu Sheekh Shariif tago Muqdisho isagoo Madaxweyne ah, wuxuuna ku sheegay hadal uu saxaafada siiyay in qorshihiisa uu yahay inuu la tashado muqaawamada iyo in kooxaha dhaliilsan uu ugu yeero wadahadal.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-rtay, -ratay

Xarafka

Y · YE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
yeero - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan