Tusaale Dheeraad ah3
β
Habaaska inaad cantuugto Adoo hanadaan ka dooratay Xaggayga hibaan ku saaray Anigu ku habaari maayo Huqbaase ku raadinaysa Hibaaq xalan maad ahayne Hufnaanta dhibtii abuurtay Inaanay hadhayn yiqiinso!
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
-lnaa, -lnayd
Xarafka
X Β· XA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
