Tusaale Dheeraad ah3
“
Qarax iyo rasaas ka dhacay Muqdisho Waxaa goor dhow oo caawa ah agagaarka maxkamaddii hore ee Ifka Xalan laga maqlay mar qura dhawaqa iyo Qarax xoogan iyo rasaas xigta iyadoo aan la garaneyn sababta iyo cida lala beegsaday qaraxaasi iyo rasaasta.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
-lnaa, -lnayd
Xarafka
X · XA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
