Tusaale Dheeraad ah3
“
"Dalka Jabuuti waxaa lagu amaanay dadaalkiisa dheeraad ah ee uu ku balanqaaday ciidamada uu ku xoojinayo AMISOM, waana dalkii ugu horreeyay oo daris la ah Somalia oo yabooh ciidan oo noocan oo kale ah sameeya" ayuu yiri Lamamra.
”“
Talaadadii ayuu xafiiskiisa magaalada Nairobi la shiray xubno ka socday Mareykanka, Midowga Yurub, Norway, Jaamacadda Carabta iyo Midowga Africa, iyagoo sida uu sheegay soo bandhigay yabooh lagu kalsoonaan karo.
”“
Degmadaan waxey u dhowdahay degmooyinka kala ah Waraabeeye, Xaaji Saalax, Yucub-yabooh iyo Dhoqoshey.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
Y · YA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
