U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dheeraad

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHE8 xar
1

Wax tiro ama qiyaas la isla ogyahay siyaado ku ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Balse iyadoo Mareykanka uu hawlgalo weyn ka wado Ciraaq, Afghanistan iyo Gobolka Balkans ayaa waxaa la sheegayaa in ay aad ugu adkaan doonto in Mareykanku uu ciidamo dheeraad ah u diro meel ka mid ah caalamka.

”
“

C/weli Gaas uu faahfaahin dheeraad ah ka bixiyo abaaraha iyo colaadda ku habsaday Somalia.

”
“

Chelsea ayaa qiimaha heshiiska Hasselbaink ka dhigtay $8.1, halka ay Barcelona ku doonayso $5 milyan, waxaase la filayaa in wadahadallo dheeraad ah ay labada naadi ka yeelan doonaan arrintaa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dheeraad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan