U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daris

Magac Lab
Naxwe-syo, m.dh
Xaraf DSubg DA5 xar
1

Caws adag oo gaaban oo ka baxa meelaha qoyaanka joogtada ah leh, ris; guxud.

2

Ceel biyo badan oo mar kasta buuxa. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Hadalka Madaxda DFKMG ah ayaa imaanaya iyadoo xoogaggii Xarrakada Al-shababa ay xalay isaga baxeen Muqdisho, iyagoo ciidamadoodii ay kala ruuqaan-sadeen Gobollada Shabeellada hoose iyo Shabeellada Dhexe oo daris la ah Muqdisho.

”
β€œ

Duqaynta Xamar diidnay, daris walaalo ah oo nabad ku dagan doonnay.

”
β€œ

Dad Ciraaqiyiin ah oo daris la ah meesha uu howgalku ka dhacay ayaa sheegay in ay maqleen warar ku tirikuteen ah oo sheegaya in ciidamada Mareykanku ay baadigoobayeen madaxweynihii hore ee Saddaam Xuseen.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-syo, m.dh

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daris - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD