U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baabuur

Magac Lab
Naxwe-rro, m.dh
Xaraf BSubg BA7 xar
1

Gaadiid dhuleed matoor leh oo dadka iyo xamuulkaba qaada.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Baabuur yar oo xaajiyad ah oo aanu lahayn ayaanu subixii alaabadii wixii aanu qaadan karaynay ku guranay.

”
β€œ

Afhayeenka Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed C/laahi Xasan Bariise oo Galabta ka hadlay dhacdadaasi ayaa sheegay in Baabuur nooca Xamuulka ah oo ay ka buuxeen waxyaabaha Qarxa uu gudaha u galay Xerada Iskoole Buluusiya.

”
β€œ

Boqollaal baabuur ah iyo dadweyne fara badan ayaa Abwaanka iyo wafdigiisa kaga hor yimid meesha la yidhaahdo 115 oo ilaa shan kiiloomitir dhinaca Bari ka xigta magaalada Beledweyne.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.dh

Xarafka

B Β· BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baabuur - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan